Guddiga Difaaca Suxufiyiinta Committee to Protect Journalists ayaa soo saaray nuqul af-soomali ku tarjuman oo ku saabsan, talooyin wax ku ool ah oo la siinayo suxufiyiinta ka howlgala goobaha aan nabad-gelyadooda la isku hubin.
Talooyinkan oo hore loo heli jiray iyagoo ku qoran luuqado kale oo Ingriisigu ka mid yahay ayaa iminka lagu diyaariyey Af-Soomaali ka dib markeey badatay khatarta ay ku shaqeeyaan suxufiyiinta Soomaaliyeed.
Qoraalka talooyinkan ayaan cinwaan looga dhigay, Hagaha Amaanka Saxafiyiinta ee CPJ.
About Post Author
aminawehelie
Mother/senior Journalist/Radio & TV host/Author/Life Coach/Mental Health Advocate