Bandhigga Amina waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa taleefishanka Home Cable (HCTV) Axad kasta 7:45 pm, waxaa soo saarta soona jeedisa, Amina Muuse Weheliye, waxaa diiraadda lagu saaraa arrimaha quseeya dadka Soomaliyeed iyo dhulka hooyo, waxaana la qeybgala Soomali kale marmarna dad aan Soomali ahayn laakiin daneeya Soomalida.
Waxaad kala xiriir kartaa soo saaraha barnaamijka:
Email: amina.wehelie@hctv.tv ama aminawehelie@yahoo.co.uk ama asahra2012@gmail.com
Categories: VIDEO