NEWS

Muslimiin London oo afur ku marti-qaaday dad aan muslim ahayn

Koox muslimiin  mutadawaciin ah oo London deggan, ayaa afur ku marti qaaday dadka aan muslimka ahayn misna hoyga la’ (Homeless People).

Muslimiintan oo u badan arday dhigata jaamacadda School of Oriental and African Studies (SOAS), ee London ayaa dhisay teendho ay ugu magac dareen, TEENDHADII RAMADAANKA (Ramadan Tent), kuna diyaariya cunnooyin kala duwan, isla markaasna ku macsuuma dadyowga kale ee la dhaqan, gaar ahaan kuwa aan guryaha heysan ee dhibaateysan.

Cumar Salax oo ardayda jamacadda SOAS ka mid ah ayaa soo allifay markiisii hore munaasabadaan ramadaankii sanadkii 2011-kii, wuxuuna ku sheegay in ujeedadu tahay, in la fidiyo barkada ramdaanka, lama gaarsiiyo dadka  kale, isla markaasna la tirtiro fikradaha qaladka ah ee laga aaminay dadka muslimiinta ah.

Source: BBC Asian Net-work.

Amina Wehelie.

Advertisements

Categories: NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.