NEWS

Soomaali ku dhimatay badda Cas

Image

 

Kow iyo toban qof ayaa la xaqiiyey in meydkooda la helay, halka tiro kalena la la’yahay, ka dib markii dooni eey saarnaayeen cilladi ku timid mar ay mareysay badweynta u dhaxeysa Somaliya iyo Yemen.

 

Heyadda qaxootigga u qaalibsan Qaramada Midoobey ee UNHCR ayaa sheegtay in lo maleeyo tirada dadka doonta saarnaa in eey ahayd konton qof, isla markaasna ahaayeen dad ku sii jeeday Yemen.

 

Warar kale oon la xaqiijin ayaa sheegaya in dadka qaar doonta qasab looga dajiyey oo biyaha loogu daadshay, markii ay ciladi ku timid doontii ay saarnaayeen.

Ma ahan markii ugu horeysay oo dad Soomaliyeed doonyo ay saarnaayeen kula qaraqmaan amaba qasab uga tuuraan naaquudayaashii doonyaha watay, sidaana ku dhintaan.

Kumanaan muwaadin oo Soomali iyo Itoobiyaan u badan ayaa ku dhintay badweynta Cas 20 sanno ee la soo dhaafay.

Source: UNHCR

Amina Wehelie.

Advertisements

Categories: NEWS

1 reply »

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.