Somali News Politics Documentaries Music Videos Intertainment
Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa sheegey in ay ka go’antahay taageeridda dadaallada nabadaynta iyo dib u dhiska Soomaaliya ayagoo dhanka kalena ay sheegtay in weerarada argagixiso ee ay geysanayaan kooxda Al-shabaab aysan qalqal gelin doonin dadaallada ka socda dalka Soomaaliya.
View original post 164 more words
Categories: NEWS