Maqaalkani waxaa lagu qoray markii uGu horeysay, Maidhane BLOG, Mukhtaar Maydhane waa qoraa Soomaliyeed oo ku nool wadanka Canada, wuxuuna qormadaan uga jawaabay qorme hore oo aan aniga oo ah Amina Muuse Weheliye qoray una bixiyey Maherkeyga I sii.
Xuquuqda qormadaan waxeey u dhowran tahay, qoraa sare: MAYDHANE.
Qormada Aamina Muuse Weheliye ee magaceedu yahay Meherkayga i siiwaa qumbulad ku dhex qaraxday bulshada Soomaaliyeed wakhti ku haboon. Halkan anigu dib ugu celin maayo wixii Aamina sheegtay, laakiin waxaan jecelahay inaan ballaadhiyo soohdinta ay ka hadashay. Ballaadhintaasi waxaan u arkaa inay lama huraan u tahay helitaanka qoys wanaagsan oo unug u ah bulsho isku tolan.
View original post 1,627 more words
Categories: ARTICLES