HOME

Gobolka Banaadir: dulmanaha gobollada Soomaaliya.

Isniin, November 19th 2018 (AminaWehelie)-Gobolka Banaadir waa gobolka kali ah oo wadanka Soomaaliya caanshuurta ugu badan laga qaado, ku dhowaad 45 milyan oo doolarka Mareykanka (45.000.000 Milyan USD) ayaa sanadkii ka soo xeroota ilaha canshuuran ee gobolka, hase yeeshee waxeey gashaa canshuurtaasi gacanta dowladda federaalka ah, waxna loogama soo celiyo gobolka iyo dadka degganba.

Waxaa intaas dheer in gobolka oo ay ku nool yihiin tiro ka badan saddex milyan oo qof (3.000.000 oo qof), kuwaasoo la dafiray in ay yeeshaan maamul u gaar ah sida gobollada kale.

Daawo wareysi xog-bixin ah oo ay Tv-ga RTN siiyeen labada aqoonyahay ee kala ah Cabdullaahi Mahdi Xuseen iyo Cali Cabdi Geelle.

Waresiga waxaa qaaday, wariye sare Cadirisaakh Socoto.

Muuqaalka xuquuqdiisa waxaa leh (RTN Somali tv).

https://aminawehelie.me

 

Advertisements

Categories: HOME, NEWS, VIDEO

1 reply »

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.