HOME

Ingiriiska oo la saadaalinayo in eey ku soo socoto duufaan-qaboow

Isniin, November 19th, 2018 (AminaWehelie)-Dalka Ingiriiska ayaa la saadaalinayaa in ay ku soo fool leedahay, dabayl qaboow oo ka imaneysa dhanka Iskandaneefiyaanka, taasoo la dhigi hoos u ridi doonta heerkulka cimillada.

Qubarada hawada ayaa tibaaxay maanta in haddii dambeyshaasi timaado uu noqon doono heer kulku -5C, waxeyna dadka uga digeen in eey foojignaadaan, dibada aaneey u bixin, iyagoon diyaarsaneyn.

Xilligii qaboobaha ayaa u bilowday Yurubta Galbeed iyo tan Waqooyi hase yeeshee badiyaa wuxuu ku soo beegmaa wixii ka dambeeya dhamaadka bisha November oo aanu ku jirno.

Waxeey kaloo qubaradu ka digeen in la filayo baraf khafiif ah oo isku dul gadaama dhulka, roobab, ceeryaamo iyo mugdi-maalmeed.

Sources: Daily Mail.

https://aminawehelie.me

Advertisements

Categories: HOME, NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.