HOME

Madasha Kulmiye oo soo saartay warqad odoros ah:

DANAHA LAGA LAHAA HESHIISYADA QARSOON EE WADAMADAGEESKA IYO DHAQDHAQAAQYADA SOCDA.Heshiisyada aan si cad loo shaacin ee laga qariyay shacabkaSoomaaliyeed ayaa ah kuwii ugu Qatar badanaa ebad oo dalkagacamo ajnibi loogu tuurayKadib kulan ay wada yeesheen RW Itoobiya Abay Ahmed iyo dhaxalsugaha Amiirka Imaaraadka Carabta Maxamed BinSaayid ayaa RWAhmed loo soo bandhigay qorshayaal dhaqaale iyo siyaasad oo ay siwada jir ah uga wada macaashi karaan Itoobiya iyo Imaaraadka.Aby Ahmed ayaa ka codsaday Amiir Maxamed Bin Saayidin inqorshayaasha uu qeyb ka noqdo madaxweynaha Eretria AsiasAferweki si loo indho sircaado shacabka Soomaaliyeed oo naceyb iyocolaadba u qabo Itoobiya loogana dhigo qorsho loogu magac daroiskaashaiga wadamada Geeska.

Amiir suagaha Imaaraadka ayaa mar kale kulamo u qabtay Aferwrki iyo Ahmed si loo turxaan bixiyo fulinta qorshayaasha laga leeyahay Soomaaliya. Maxaa looga reebay Jabuuti Iskaashiga Wadamada Geeska? Madaxweynaha Erteria ayaa soo jeediyay in qorshaha loogu magac daray Iskaashiga wadamada geeska laga reebo Jabuuti si loo khiyaano madaxda Somaalida madamaada jabuutiyaanka iyo Soomaalida walaalo iyo ehelba yihiin, loogana taxadaro in qorshaha ku yimaadaan xagal daacin iyo fashil. Dhaxal sugaha Imaaraadka iyo Rw Itoobiya ayaa si isku mid ah u soo wada dhaweeyay talada madaxweyne Afewerki.

DANAHA IMAARAADKA, ITOOBIYA IYO ERETERIA EE QORSHAHANImaaraadka ayaa in dhawaalaba u han qal taagayay sidii uu ulawareegi lahaa dakadaha Soomaaliya ayaa u arko diidmadii shacabkaSoomaaliyeed iyo baarlamaanka ka horyimaadeen qorshihii DPWorld loo adeegsado gacan labaad, isagoo u arko itoobiya in aytahay wadanka suurta galin karo in dhamaan dakadaha Soomaalidala maamulo.Itoobiya oo ah dal aan laheyn bad ayaa mudo badan ku taameysaysidii ay shacabkeeda 100ka milyan ugu heli laheyd dakado loonahormariyo dhalqaalaha Itoobiya, iyadoo fursad u aragto in kaartofurfurnaan ah ama dabacsanaan ah iyo waji isbadal in loo muujiyomadaxda Soomaalida si loo fuliyo qorshii uu ka geeriyooday MalaZanawi ee ahaa in dakadaha Soomalida la qabsado mar un.

Ereteria: Afewerki ayaa dan weyn ugu muuqataa in shacabkiisa lagasii jeediyo Itoobiya oo mudo badan kula dagaalamaysay dhulxeebeed xuduud ah oo ka dhaxeeyo labada dal, odayga ayaa sidookale fursad u arko in Itoobiya iyo Soomaalida isku mashquulaan,wuxuu sidoo kale kaga faa’iideeysanayaa colaadaha kala dhaxeeyoJabuuti isagoo doonaya in uu jaro xiriirka soo jireenka ah ee Jabuutiiyo Soomaalida.Dhaqdhaqaaqyada Socda.Imaaraadka oo doonaya in uu yareeyo sameeynta Turkida eeSoomaaliya ku leedahay ayaa qorshihiisa ku darsaday sidii Loogaqaadi lahaa shirkadaha Turkida ee maamulo dakadda iyo GaroonkaDiyaaradaha Muqdisho, aygaoo doonaya in lagu warjiiyo Itoobiyamaamul Dakadda iyo Garoonkaba, Amiir Maxamed Bin saayid ayaasidoo kale lacago badan ku bixinaya sidii suuqa Muqdisho looga saarilahaa Diyaaradda Turkish Airline oo sanadkii 2011 duluumaayadii uguhoreeyay oo calami ah ka bilaawday Muqdisho kadib burburkii.

Itoobiya: Marka laga soo tago danaha dakadaha Itoobiya ka leedahaySoomaaliya waxay sidoo kale ka faa’iideysanaysaa lacago imaaraadkaku bixinayo in suuqa Soomaaliya laga saaro diyaaradda TurkishAirline, Ethopian Airline ayaa buuxineyso adeegyada diyaaraddaturkida.Duulimaadyada Ethopian Airline ee Muqdisho ayaa sidoo kale waxayItoobiyaanka uga faa’iideysan doonaan suuqa Qaadka ama jaadka oodhawaan ay bilaabi doonto diyaradahooda jaadka qaado in aykeenaan Muqdisho.Kenya oo og qorshayaasha Itoobiya ayaa dooneeysa in suuqeediiQaadka Muqdisho u wareejiso Hargaysa halka ay Somalilanddooneeyso in xiriirkii siyaasadeed ee ay itoobiya la laheyd u wareejiso Keenya.

Sources: Madasha Kulmiye.

Advertisements

Categories: HOME, NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.