Axad, 2nd December, Afgooye (Amina Wehelie)-Banaanbax ay isugu soo baxeen qaar ka mid ah dadweynaha degan degmada Afgooye, oo 30 Km u jirta Muqdisho ayaa ka dhacay degmadaasi. Banaanbaxa ayaa wararku sheegayaan in ay dhigeen dadweyne ka careysan, qalalaashaha iyo faragelinta ay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ku heyso maamul […]