Sabti, 15 December, 2018 (Mogadishu)- The Special representative of the Chairperson of the African Union Commission for Somalia (SRCC) and Head of AMISOM, Ambassador Francisco Madeira, has been following closely the events in South West State of Somalia that culminated in the arrest of Mr. Mukhtar Robow. Ambassador Madeira wishes […]
Day: December 15, 2018
Amisom oo beenisay in ey xirtay Mukhtaar Rooboow
Sabti, 15th December, (AminaWehelie)- Amisom ayaa beenisay in ay ciidammo magacooda ku shaqeynaya xireen, mid ka mid ah u-tartamaayaasha madaxtinnimada dolwad-goboleedka Koofur Galbeed ee Soomaaliya, Mukhtaar Rooboow (Abuu-Mansuur). Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna, madaxa howlgallada Amisom ee Soomaaliya, Francisco Caetano Jose Maderia, oo war cad […]