HOME

Eiffel Tower oo dalxiiskii laga joojiye ka dib markii nin dhakada ka koray.

Eiffel Tower oo ah taalada dheer ee ku taala magaalada Paris ee dalka faransiiska ayaa gebi ahaanba shaqadeedii hakad la geliyey ka dib markii nin oo dusha sare uga baxay.

Taaladan oo ah goob loo dalxiis tago dhirirkeeduna yahay 1000 Dhudhun (1000 Ft), ayaa mar qura lagu baraarugay, nin dhakada kore ka saaran, welina kor u sii taxaabaya, waxaana loogu yeeray booliska oo iminka la xaajoonaya ninkii.

Dhowr sawir oo lagu wadaagay baraha bulshada ayaa lagu arkaayey ninka oo sii fuulaya siina dhaafaya ilaa iyo 300 oo mitir, markaana wixii dad ahaa oo xilligaas dalxiisayey goobta ayaa laga wada saaray.

Eiffel Tower oo ah goob aad loo ilaaliyo, dhowr dhismo oo ay maqaayadu laga cunteeyo iyo baarar cabitaan ka mid yihiina ku dhex yaalaan, ayaa hadda ka horna dhowr qof sidaan oo kale, dusha uga baxeen, qaarna iska soo tuureenoo naftaba is dhaafiyeen.

Amina Wehelie

Birmingham

United Kingdom.

Advertisements

Categories: HOME, NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.