24th May, 2019 -(Paris) Qarax gaystay dhawacyo halis ah ayaa ka dhacay bartamaha magalada Lyon, ee dalka Faransiiska.
sida ay cadeeyeen ciidanka Police Fransiiska,
Qaraxaas oo dhacay abarihii 5-ii Iyo barkii galabnimo ee maanta (17H30) waqtiga Fransiiska,
Ilaa iyo hada 13 qof ayaa la soo sheegay dhawac soo garay 8 ka mid ahna uu halis yahay.
Nin ayaa looga shakisan yahay inuu geystay, oo baskil ku xiray meel u dhawaa halka qaraxday.
Ciidanka Booliska ayaa wada baritano dheeraad ah oo ku saabsan qaraxaas iyo qofkii ciddii geysataba.
Source: Khadiija Qalanjo.
Categories: Uncategorized