Ardaaga Amina: Shalay & Maanta

Ardaaga Amina waxaa marti ku ah Faaduma Nuur Amiin (Faaduma Buulo Burte) waxeyna iyada iyo Aamina ka sheekeysteen, farqiga u dhaxeeya noloshii ay ku soo koreen, iyo tan hadda jirta, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed oo ku nool wadanka iyo dibadaba.

Courtesy of the video: Kalsan TV & Amina Media Productions

Leave a Reply