Khamis, 5th of March, 2020 – Amina Wehelie-Markii ugu horeysay taariikhda ayaa kabcada barakeysan, laga saaray dadkii ku cibaadeysanayey.
Tallaabadaan ayaa ka dambeeysay ka dib markii dowladda Sacuudigu, amar ku bixisay in dadka laga saaro si gebigeedina Loo buufiyo, taasoo Qeyb ka ah , dagaalka loogu jiro ka hortagga xanuunka Corona Virus.

Xanuunka Carona oo magac looga dhigay, COVID-19 ayaa haleelay dad badan oo dunida ku nool, halka markiisii horena uu ka soo bilowday, gobolka Wahon ee dalka Shiinaha.



Categories: Uncategorized