HOME

11 qof oo cusub ayaa xanuunka Corona haleelay Shiinaha.

26th April, 2020-SHANGHAI (aminawehelie.me) – Shiinaha ayaa shaaca ka qaaday in 11 qof oo hor leh uu haleelay xanuunka Coronavirus bishaan 25-keedii, halka maalintii shalay ka horeysayna 12 qof oo hor leh laga helay virus-ka.

Waxeey sheegeen oo kale in aaneey cidi ku dhiman, mar ay warbixin cusub soo saareen maanta.

Isugeynta lix kiis oo cusub oo lagu daray 5 kiis oo kale ayaa laga kala helay gobolka dhanka dhanka Waqooyi/Bari dhaca ee Heilongjiang iyo gobolka dhanka Koofur/Galbeed ku yaala ee Guangdong, oo daris la ah HongKong.

Warbixinta oo ay soo saareen , gudigga loo xilsaaray tirakoobka iyo la socoshada dadka xanuunkan qaadaa ayaa intaa ku dareysa, in 30 qof oo kale lagu arkay calaamadaha xanuunka, halka maalin ka horna 29 qof ay tiradaasi ahayd.

Source: Reuters

aminawehelie.me

Birmingham,

Uk.

Categories: HOME, NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.