NEWS

Qarax ka dhacay Muqdisho

Wararka ka imaanaya Muqdisho, caasimadda Soomaaliya ayaa ku soo waramaya in qarax ka dhacay, meel u dhow iskuulo Boliidsiya oo hadda loo badalay magaciisa, Dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye.

Booiska Soomaaliya ayaa xqiijinaya in qaraxu geystay dhimasho iyo dhaawac, hase yeeshee tirada dhan walba weli sugna.

Mala hubo ilaa iyo iminka nooca farsamada ee qaraxa loo adeegsaday.

Wixii warar ah ee ka soo kordha halkaan kala soco.

Source: BBC SOMALI

Categories: NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.