NEWS

10 qof ayaa lagu midiyeeyey koofurta London

Sabti-6th of Feb, 2021 (London)-Qof ayaa qudh-baxay, laba kalena weey liitaan ka dib markii muddo laba saacadood gudahood ah 10 qof lagu midiyeeyey koofurta London.

Weerarka ayaa ka dhacay xalayto fiidkii, abbarihii 8:08 pm Wisbeach Road, Croydon, Koofurta London, UK.

Dadka la midiyeeyey oo dhamaantood rag ah da’dooduna ay wada tahay 20-jirro ayaa lagu kala midiyeeyey dhowr goobood oo Croydon ka tirsan, hase yeeshee booliska ayaa sheegaya in aaneey cadeyn in weeraradaanu yihiin kuwa wada xiriira.

Booliska ayaa xiray nin, markii dambe isla xaafadda Croydon, abaarihii 9:12pm iyagoo u cugsaday GBH (Gross Body Harm).

Booliska ayaaxaafadda Croydon gaaf-wareegayey habeenkii oo dhan, si ay u ilaaliyaan xasiloonida.

Amina Wehelie, Birmingham, UK.

Categories: NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.