5000 (shank un oo giniga istarliinka ah) ayaa lagu ganaaxayaa cidii dibadda u aadda tamashle, waa sharci cusub oo ka hir geli doona, dalkan Boqortooyooyinka Midoobay ee UK todobaadka soo socda.
Sharuucda xakameynta ayaa kolba isbadel lagu sameynayey see loola tacaalo xanuunka dunida oo dhan aafeeyey ee Coronavirus.
In dibadda loo safro ayaa iminkaba mamnuuc ah inta badan, waxaana ay sidaasi ahaaneysaa tan iyo 30 bisha June, sharcigan cusub ayaa ku soo beegmaya xilli UK diyaarsatay qaridadeey kaga bixi lahayd xayiraadaha si tartiib-tartiib ah.
5000 ee la is ganaaxayo haddii tamashle dibada UK loo aado waxey bilaabaneysaa 29-ka bishaan March oo ah Isniinta soo socota.
AminaWehelie.Me
About Post Author
aminawehelie
Mother/senior Journalist/Radio & TV host/Author/Life Coach/Mental Health Advocate