Raisulwasaaraha Britian oo ku dhawaaqay goorta la furayo dukaamanka aan daruuriga ahayn.

Isniin, 5th of April, 2021 (AminaWehelie.Me): Raisulwasaaraha Britian Boris Johnson, ayaa shaaca ka qaaday goorta la furayo, dukaamanka aan daruuriga ahayn ee wadanka.

Tan iyo sanadkii hore ayaa Uk waxaa saarneyd, xayiraad lagu soo rogay oo dhinaca isu socotka dadweynaha ah, tasoo ah dadaal lagu doonayo in la yareeyo faafista xanuunka Covid-19.

Hadaba maanta ayuu ku dhawaaqay Raisulwasaare Boris Johnson in dukaamada iyo maqaayadaha dalka la furi doono 12-ka bishaan April.

Xanuunka Coronavirus ayaa galaaftay malaayiin qof oo dunida ku nool ka dib markii uu ka bilowday dalka shiinaha sandkii 2019-kii.

AminaWehelie.Me

Birmingham, UK

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.