Uncategorized

Hogaamiyaha dalladda Midowga Musharraxiinta oo dalka dib ugu soo noqday.

Khamiis, 29th of April, 2021 (Mogadishu)- Madaxweynihii hore ee dowladdii ku meel-gaarka ahayd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ah hadda ah hogaamiyaha xisbiga Himillo Qaran, isla markaasna ah guddoomiyaha dallada MIDOWGA MUSHARRAXIINTA oo ay ku bahoobeen, musharraxiinta u taagan in eey galaan tartanka madaxtinimada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo laabtay.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed Sheekh Muuse, ayaa ku soo laabashadiisa dalka waxeey ku soo aaday, xilli kala guur siyaasadeed uu dalku ku jiro, xiisado waaweyna ay ka taagan yihiin, magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

Shariif ayaa ku sheegay shir jaraa’id oo uu qabtay, wax yar ka dib u soo laabashadiisa, in Muddo kordhintii uu baarlaamku sameeyey dhowaantaan ay ahayd sharci-darro sababtay in dad badani dhintaan, qaar kalena dhaawacmaan.

Hoos ka daawo.

Source: Himilo Qaran

AminaWehelie.Me

Categories: Uncategorized

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.