War-Isniin-07/06/2021-ka: London-Sir David King oo hore u ugu ahaa madaxa la-taliyayaasha saynisyahannada ah ee United Kingdom ayaa sheegaya, in xaaladda Covid-19 ee hadda ka jirta UK ay cadeyn u tahay kicin seddexaad oo xanuunka coronavirus ah in uu soo socdo. Sir David, ayaa faahfaahiyey arrintan wuxuuna sheegay, in 5,300 oo […]