Axad, 13th of Febraayo, 2022 (Muqdisho) Waxaa goordhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho, ee caasimadda Soomaaliya, allaha u naxariistee, abwaankii ku caan-baxay luuq-curinta heesaha ugu badan ee Soomaaliyeed, Cabdikariin Faarax Qaareey oo lagu naaseeysi jiray (Cabikariin Jiir). Marxuum Jiir oo muddooyinkii ugu dambeeyay xanuun uu la dhul-jiifo uu haayey ayaa saakayto […]