(WAR)-Axad, 20/02/2022-London: Boqoradda Ingriiska Queen Elizabeth ayaa waxaa laga helay xanuunka Cronavirus, sida lagu sheegay war ka soo baxay aqalka boqortooyada Ingriiska.
Arrintan ayaa timid, ka dib markii wiilkeeda Prince Charles laga helay xanuunka Caronavirus, waxaana warbixintu intaa ku dartay, in aaneey xanuunkeedu waaleyn oo ay dareemeyso astaamo sardhaban ah, xumadeeduna yar tahay.
Boqoradda Britian ugu xukunka dheer, ayaa iminka u dabaal-dageysa sanadguuraddii 70’naad ee ka soo wareegtay, markeey xkunka boqortooyada majaraha u qabatay.
Queen Elizabeth II ayaa qaadatay sadexda tallaal ee Covid-19.
Source: BirminghamLive
Amina Wehelie
@AminaWehelie.Me (The voice of Somalis in Exile)
About Post Author
aminawehelie
Mother/senior Journalist/Radio & TV host/Author/Life Coach/Mental Health Advocate