(WAR)26/02/2022-Sabti-Washinton,USA
War hor-dhac ah oo ay soo hormarisay dowladda Mareykanku, ayeey ku sheegtay in eey xannibaado dhinaca saffarada ah dul-dhigeyso, qaar Ka mid ah madaxda Soomaaliya, shaqsiyaadkaan ayuu Mareykanku u arkaa, in eey qas ku hayaan, hannaanka geedisocodka nabadda, diimoqraadiyadda iyo xassilloonida Soomaaliya.
Liiska ay ku qoran yihiin shaqsiyaadkaan ayaanse weli la soo saarin.
Amina Wehelie
Sources: Wasaarradda Arrimaha Dibadda ee MAREYKANKA.

About Post Author
aminawehelie
Mother/senior Journalist/Radio & TV host/Author/Life Coach/Mental Health Advocate