(WAR)- Arbaco-23/03/2022-Qarax weyn oo lagu weeraray magaaladda Baletweyne Caawa fiidkii, ayaa lagu qaarijiyey XIldhibaanad caan ah oo ka tirsan maamulgoboleedka Hirshabeele. Xildhibaanad Amina Maxamed Cabdi ,oo ka tirsanayd baarlamaanka cusub ee iminka la soo doortay, horeyna u ahayd Xildhibaanad ayaa ku geeriyootay, qaraxa uu qof isa soo miidaamiyey uu ku […]
Day: March 23, 2022
Aasaasaha barta Wikileaks, Julian Assange oo xabsiga ku dhex guursaday:
(WAR) Arbaco, 23/03/2022-London: Julian Assange oo ah asaasaha bartii siraha kashifi jirtay ee WikiLeaks, ayaa guurkiisu ka dhex dhacay, xabsi ku yaalla Koofur-Bari London, wuxuuna xarigga ku xirtay saaxiibadiisa mudada dheerey ay wada joogeen, ee Stella Moris. Stella ayaa tagtay jeelka Belmarsh ee uu ku xiran yahay Julian Assange, iyadoo […]
Sicir baraarka UK oo garay halkii ugu sareysay muddo 30 sanadood ah:
(WAR) Arbaco 23/03/2022-UK-Siricka oo cirka isku shareeray gudaha UK, ayaa ka dhigeysa nolosha dadweynaha mid adag. Bal qabsoo bishii hore ayaa sicir-bararku gaadhay 6.2 boqolkiiba, halka ay cirka isku shareereen cunnada, Shidaalka, kirada guryaha iyo wixii quutul-daruuri ah oo dhan. Dowladda ayaa iyaduna dhankeeda kordhisay canshuurta ay ka jareyso dadka […]