(WAR) Talaado 29/03/2022-United Kingdom-Viruska Covid-19 oo keena xanuunka Coronavirus ayaa si xowli ah ugu fidaya UK, diiwaanka lagu keydiyo dadka xanuunka qaada ayaa caga-cageynaya ku dhowaan afar milyan oo bar qof in uu xanuunku ku dhacay. Mar aan dheereyn beey ahayd goortii la xayuubiyey, dhamaanba xayiraadihii la soo rogay xanuunka […]