(WAR) Sabti 16/04/2022-France- Doorashooyinka Faransiiska oo ay ilaa iyo iminka aftida la qaaday aad isugu dhow yihiin, labada musharax ee kala ah, madaxweynaha hadda talada haya ee Emmanuel Macron, iyo haweeneeyda ka tirsan xisbiga dhanka midig u janjeera, ee Mariana Le Pen ayaa laga cabsi qabaa in ay si lama […]
Day: April 16, 2022
Ku dhowaad 1000 ganacsato ah ayaa dib u bilaabay ganacsigoodii:
(WAR) Sabti-16/04/2022-Somaliland- Madaxwenaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay, in 988 ganacsade oo ka mid ah ganacsatadii hantidoodu ku gubtay, suqa weyn ee Waheen ee magaaladda Hargeysa, ay maanta dib u bilaabeen, ganacsigooda. Madaxwene Biixi ayaa sheegay in ganacsadayaashaani yihiin, dadkii ay ka gubatay, hanti qiimaheedu […]
UN: Heshiiska qaxootiga ee dhex maray UK iyo Ruwanda lama aqbali karo:
(WAR) Sabti 16/04/2022: Jamciyadda Quruumaha ka Dhaxeeysa ayaa si cad u sheegtay, in heshiiska dhex maray dowladaha UK iyo Ruwanda, uu yahay mid sharci-darro ku ah, heshiiska qaxootiga ee dunidu wada gaadhay. Todobaadkaan ayeey Priti Patel, xooghayaha arrimaha gudaha ee UK, heshiis la saxiixday dalka Ruwanda, kaasoo dhigaya in dadka […]