(WAR) Isniin-18/04/2022-SETV- Xooghayahay arrimaha Gudaha ee Britian Priti Patel ayaa si adag u difaacday, go’aanka dowladeeda Britain, ku geyneyso qaxootiga doomaha iyo gawaarida xamuulka ku yimaadda UK, dalka Ruwanda, oo todobaadkii hore ay soo saxiixday. Patel ayaa weeydiistay edeeyayayaasha ka soo horjeestay qorshaha UK, bal in eey soo bandhigaan fikir […]