WAR-13/05/2022-Qudus (Jerusalem-Ciidmada Israaiil ayaa budh ku tumay, dad siday naxashka Shireen Abu Akleh oo ahayd gabadh wariye ahayd oo ay toogteen todobaadkaan horaantiisii, askarta Israaiil ayaa xoog u isticmaalay iyagoo isku dayaaya in eey kala diraan dad buxiyey inta ishu ku wareer gooydo oo isugu soo baxay, aaska gabadha. Sources […]
Day: May 13, 2022
Madaxweynihii dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, oo geeriyooday.
(WAR)13/05/2022-Dubai UAE-Waxaa goor dhow geeriyooday, madaxweynihii dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, Sheekh Khalifa Bin Zayed Al-Nahyan. Sheekh Khalifa oo ahaa 73-jir, waxaa geeridiisa shaaca ka qaaday, madaxtooyada UAE, waxeeyna ku dhawaaqeen, 40 maalmood oo loo baroor-diiqayo geerida madaxweynaha, calanka wadankana hoos loo dajinayo, halka shaqaalaha dowladda iyo kuwa shirkadaha gaarka loo […]
UK ayaa qorsheyneysa in ay dhinto shaqaalaha dowladda u shaqeeya:
(WAR)-13/05/2022-UK- Dowladda isutagga boqortooyooyinka midoobay 9UK) ayaa la timid qorshe ku aadan, in ay dhinto shaqaalaha dowladda u shaqeeya. Talaabadaan ayaa ka dambeysay, markii raisulwasaare Boris Johnson aad farta loogu fiiqay, in aanu xil badan iska saarin, wax ka qabashada maciishada iyo qiimaha nolosha dalka UK oo aad sare ugu […]