WAR-13/05/2022-Qudus (Jerusalem-Ciidmada Israaiil ayaa budh ku tumay, dad siday naxashka Shireen Abu Akleh oo ahayd gabadh wariye ahayd oo ay toogteen todobaadkaan horaantiisii, askarta Israaiil ayaa xoog u isticmaalay iyagoo isku dayaaya in eey kala diraan dad buxiyey inta ishu ku wareer gooydo oo isugu soo baxay, aaska gabadha.
Sources Al-Jazeera
AminaWehelie.Me
About Post Author
aminawehelie
Mother/senior Journalist/Radio & TV host/Author/Life Coach/Mental Health Advocate