War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga sare ee Madasha qurbo-joogta mudullood ayaa lagu faahfaahiyey, maqaamka ay u taagan yihiin iyo howlaha ay qabtaan, madasha Qurbo-joogta Muddullood ee magacoodu yahay Muqdisho Principle, ka dib markeey muddo sanad ah wadeen howlo fara badan oo kala duwan. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay, waxqabadka […]
BIRMINGHAM (AM) ISIIN, 4th of Jan.2021: Brain Pinker oo 82-jir ah ayaa noqoday qofka ugu horeeya ee lagu mudo ama qaata, talaalka cusub ee Carona virus ee ay soo saareen kooxda Oxford ee ASTRAZENACA oo saakay uu ku qaatay Oxford |Universty Hospital NHS FOundation trust. Waaxda caafimaadka ee […]
Gabdha yar ee jisha filimada qosolka leh ee Mark Angel, Emmanuella Samuel, ayaa guri weyn oo qurux badan u dhistay hooyadeed. Emmanuella Samuel, oo ku dhalatay 22-kii July ee sanadkii 2010-kii, magaalada Port Harcourt, ee dalka Nigeria, ayaa mar qur ah qabsatay indhaha caalamka ka dib markeey ka […]
17th November, 2020 (Talaado)-AminaWehelie.com- Xooghayaha Caafimaadka ee Biritan, ayaa tibaaxay, in la sii dheereyn karo waqtiga gobolka England uu ku jirayo xayiraadda, looga gol leeyahay in lagu dhimo, faafista xanuunka Coronavirus. Iminka ayaa waxaa saaran gobolka England ee wadanka UK, xayiraad ku eg 2-da Disember, hase yeeshee Matt […]
Wararka ka imaanaya Muqdisho, caasimadda Soomaaliya ayaa ku soo waramaya in qarax ka dhacay, meel u dhow iskuulo Boliidsiya oo hadda loo badalay magaciisa, Dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye. Booiska Soomaaliya ayaa xqiijinaya in qaraxu geystay dhimasho iyo dhaawac, hase yeeshee tirada dhan walba weli sugna. Mala […]
Waxaa aad u soo badanaya kooxo qaabeysan oo bulshada Soomaaliyeed siiba dumarka ku handadda Baraha bulshada, hadaba faham noocyada hanadaadda (Bullying-ka) iyo qaababka ay kooxahaasi adeegsadaan (The Methods they use).
Qeybta 1-aad: Waxeey dhameysay shaqadeedii maalmeed, waana xiligii ay rawixi lahayd, laakiin Suubban waxeey go’aansatay in ay sugto saaxiibteed Trudy oo ay Isla raacaan tareenka si ay xaafadahooda oo isku dhow u Aadan. Waa wax ka dhaxeeyo, labadooda in midiba tan kale sugto haddii ay shaqada ka hor […]
Isniin, 31 Augoust, 2020-(War)-Abu Dubai- Waxaa lagu soo waramayaa in laba qarax oo mataano ah ay ku qarxeen caasimadda dalka Isutagga Imaaraadka ee Dubai. Qaraxyadaan oo aaney waxba u dhaxeyn ayaa gilgilay dhismayaal ku yaala halkaasi iyo wixii ka agdhawaaba. Sida ay warinayaan warbaahinta gudaha dalkaasi iyo tan […]
Arbaco: 26th of August, 2020- (USA)-Dufaanno xoog leh oo ka soo hiryaamay xeebaha gacanka Mexico ayaa ku sii jeeda gobollada Texas iyo Lauisiana ee dalka Mareykanka. Dabeylahaan oo lagu saangooyey Category 3 ilaa iyo Category 4 ayaa la cabsi qabaa in eey ku beegmaan halkaasi gelinka dambe ee […]