Author Archives

aminawehelie

Mother/wife/senior Journalist/Radio & TV host/Author/Community activist, living in United Kingdom.

MAANSADII CIILKA ( Buug Cusub):

Markaan in muddo ah oo dhowr sanadood ah hal abuurayey maanso noocyadeedu kala duwan yihiin, una badan geeraaro, gabayo, heeso, ayaan go’aansaday in aan markaan meel isugu geeyo maadama ay bateen. Ma ahi abwaan talax tagay, balse waxaan daba joogaa maahmaahdii ahayd WAARI MEYSIDE WAR HA KAA HARO, […]

geeraar

MAAN-DAAR (Geeraar cusub)

    MAAN-DAAR ( GEERAAR CUSUB)  Waxaa qortay:  Amina Mussa Wehelie.   Mid anoo heli kara, maxaa mid kale ii dhiibay?   midnimo anoo heli kara, maxaa muruqa ii laabay?   anoo wanaagii muhan kara, maxaa xumaha ii miisay?   madmadoow anoo dhaqi kara, maxaa usakaga ii miiray?   […]

DAMIIR MARAN!!! ( GABAY)

    Waxaa qortay: Amina Mussa Wehelie.   Dad yahoow dabuubgalay, oo fikir  la deekeeyey, maskaxdeeyduna dareen beey sidaa, aan la dacaroone, damiirxumada waxa noogu wacan, baan la daamuraye, yaab baan daamankiyo, dacalka heystaaye, Isku duubni baa dunida oo dhan, laga dabqaataaye, daggallada ahliga ah ma jiro, cidaan ku […]

Maydhane

Murti & Wisdom والحكمة

WCCO | CBS Minnesota

News, Sports, Weather, Traffic, and the Best of Minnesota, and the Twin Cities of Minneapolis-St. Paul.

urbanarchiver

My O_o @ Techs, Food, Travels, Cars, Fashion...A Diary, A Photoblog whatever....

Temporarily Lost

I'd rather regret something that I'd done than something I was too afraid to do.

Classroom as Microcosm

Siobhan Curious Says: Teachers are People Too

NewsFeed

Breaking news and updates from Time.com. News pictures, video, Twitter trends.

Lee Rentz Photography Weblog

A weblog of the travels and adventures of photographer Lee Rentz

Heather Christena Schmidt

I like my dogs. My kids? Not so much.

krista and jess

us two and our motley crew

Sweet And Crumby

Baking, a Love Story

The Pescetarian and the Pig

Vegetarian and Seafood Recipes

Studio Mothers: Life & Art

Meet your creative goals

jerry-mahoney.com

Author, ranter, dad

Doodlemum

a day in the life of my sketchbook...