Author Archives

aminawehelie

Mother/wife/senior Journalist/Radio & TV host/Author/Community activist, living in United Kingdom.

Mudane Madaxweyne, Ku mee?

Mudane madaxweyne waxaan kugu salaamayaa salaanta Islaamka ee Asalaamu Calaykum wa raxmatullaahi wa barakaatu, marka xigtana teenii Soomaaliyeed: Sidee tahay? Ma ladan tahay? Waxaan ahay muwaadinnad Soomaliyeed, waxaana gartay in aan warqadaan furan kuu soo marsiiyo warbaahinta, magaceyga la iigu waqlalay waa: Amina Muuse Weheliye, waxaan ku dhashay […]

Masrixii Xamar iyo Marisa Carbone

Fanka iyo masrixiyadda Soomaaliyeed waxuu soo maray marxalado badan oo is daba joog ah, marka laga reebo asaaskii fanaaniintii Waaberi Hargeysa iyo Waaberi Muqdisho iyo kooxihii kale ee faraha badnaa ee ka aasaasmay dalka, waxaa fanku soo jiray tan iyo halgankii gobannimo doonka, waxaana uu ka mid ah […]

Waxuush kaamerad sita!

W/Q: Amina Muuse Weheliye Waxeey ahayd bilowgii bishii Jaanayo sanadkii 2014kii markii ay baraha bulshada la soo geliyey filim (Muuqaal) laga soo duubay gabar yar oo Soomaaliyeed  oo qubeysaneysa,  muqaalka ayaa u ekaa mid laga soo saawiray dalool suuligu lahaa, gabadha oo aayar iska meyraneysa tuhunna anuu ku […]

Maydhane

Murti & Wisdom والحكمة

WCCO | CBS Minnesota

News, Sports, Weather, Traffic, and the Best of Minnesota, and the Twin Cities of Minneapolis-St. Paul.

urbanarchiver

My O_o @ Techs, Food, Travels, Cars, Fashion...A Diary, A Photoblog whatever....

Temporarily Lost

I'd rather regret something that I'd done than something I was too afraid to do.

Classroom as Microcosm

Siobhan Curious Says: Teachers are People Too

NewsFeed

Breaking news and updates from Time.com. News pictures, video, Twitter trends.

Lee Rentz Photography Weblog

A weblog of the travels and adventures of photographer Lee Rentz

Heather Christena Schmidt

I like my dogs. My kids? Not so much.

krista and jess

us two and our motley crew

Sweet And Crumby

Baking, a Love Story

The Pescetarian and the Pig

Vegetarian and Seafood Recipes

Studio Mothers: Life & Art

Meet your creative goals

jerry-mahoney.com

Author, ranter, dad

Doodlemum

a day in the life of my sketchbook...