Caawa fiidkii waxan ka qeybgalay, kullan aaladda ZOOM-ka lagu qabtay oo ay ka soo qeybgaleen dad aad u farabadan, kulankan ayaan hadaan daacad hadlo wuxuu aniga ii ahaa kulan ZOOM lagu qabto kii ugu liitay, hadana ugu yaabka badnaa. Bal qabsoo waxaan ka war helay jirataanka kulanka, markii […]
Gabdha yar ee jisha filimada qosolka leh ee Mark Angel, Emmanuella Samuel, ayaa guri weyn oo qurux badan u dhistay hooyadeed. Emmanuella Samuel, oo ku dhalatay 22-kii July ee sanadkii 2010-kii, magaalada Port Harcourt, ee dalka Nigeria, ayaa mar qur ah qabsatay indhaha caalamka ka dib markeey ka […]
Qeybta 1-aad: Waxeey dhameysay shaqadeedii maalmeed, waana xiligii ay rawixi lahayd, laakiin Suubban waxeey go’aansatay in ay sugto saaxiibteed Trudy oo ay Isla raacaan tareenka si ay xaafadahooda oo isku dhow u Aadan. Waa wax ka dhaxeeyo, labadooda in midiba tan kale sugto haddii ay shaqada ka hor […]
09/09/2019 (Nairobi, Kenya) Bishii labo iyo tobaanaad, 2018-dii, waxaa magaalada Baydhabo oo ah xaruunta ku meel-gaarka ah ee dowlad-gobaleedka Koofur Galbeed (DKG) Soomaaliya waxaa ka dhacday doorasho aan xor iyo xalaal midna lagu tilmaami Karin, ilaa maanta ay dadka soomaaliyeed iyo beesha caalamka ay jawaab waafi ah u […]
Cinwaanka kor ku xusan ma cusba, oo hore ayaan u qoray maqaal uu hordhac u yahay, wuxuuna ku soo baxay maqaalkaasi wargeyskii QARAN PRESS oo Muqdisho lagu daabici jiray waayadii dagaallada sokeeye ay halakeeyeen magalaada iyo dadkeedaba,kaasoo ay ku loolamayeen hogaamiye kooxeedyo kursiga u hamuun qaba. Xilligaas waxaan […]
Wadaadka si khaldan Diinta u fahmaa waxa uu ka dhigan yahay dhakhtar daawo aan sax ahayn qof u qoray. Saban aynu soo dhaafnay ayaa waxaa laga sheekeeyaa in ay wada safreen laba wadaad oo saxiib ahaa . Wadaadadii oo sheekadu isugu baxayso ayaa waxaa qabsaday Roob xoogleh kadib […]
Qeybta 1-aad: Waxeey dhameysay shaqadeedii maalmeed, waana xiligii ay rawixi lahayd, laakiin Suubban waxeey go’aansatay in ay sugto saaxiibteed Trudy oo ay Isla raacaan tareenka si ay xaafadahooda oo isku dhow u Aadan. Waa wax ka dhaxeeyo, labadooda in midiba tan kale sugto haddii ay shaqada ka hor […]
Arbaco, November, 28th 2018 (AminaWehelie)-Iyadoo uu garabta u saaran yahay si hanweyniyi ku dheehan tahay, calanka Falastiin oo qeyb ka ah dharkeeda shaqada, ayeey Xaakinnad Kholoud Al-Fiqih waxay isbadel ku sameysay taariikhda. Ahaanshaha haweeneydii ugu horeysay ee garsoore ka noqota maxkamadda shareecada ee Falastiin, ayaa waxaa halkaan lagu […]
W/Q: Luula Khaliif.Qoraalkeeygaan waa qubane, uma fiirinayo in aan u qoro si xarago ah, lakiin waxaan rabaa in aan ku xuso dhibkii dhacay iyo in aan si hoos u eegno haddaan nahay shacabka somaliyeed, anigoo isku dayaayo in aan hal qoraal aan dhibka jiraa ku ee qabiilka laga […]
Fanka iyo masrixiyadda Soomaaliyeed waxuu soo maray marxalado badan oo is daba joog ah, marka laga reebo asaaskii fanaaniintii Waaberi Hargeysa iyo Waaberi Muqdisho iyo kooxihii kale ee faraha badnaa ee ka aasaasmay dalka, waxaa fanku soo jiray tan iyo halgankii gobannimo doonka, waxaana uu ka mid ah […]