Category: HOME

Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay Cumar Filish Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Madaxweynaha ayaa faray Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka in uu sii dhammeystiro qorshayaashii horumarineed iyo waxqabadkii muuqday ee Guddoomiyihii hore, Alle ha u naxariistee, Shahiid Cabdiraxmaan Cumar […]

Ardaaga Amina: Shalay & Maanta

Ardaaga Amina waxaa marti ku ah Faaduma Nuur Amiin (Faaduma Buulo Burte) waxeyna iyada iyo Aamina ka sheekeysteen, farqiga u dhaxeeya noloshii ay ku soo koreen, iyo tan hadda jirta, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed oo ku nool wadanka iyo dibadaba. Courtesy of the video: Kalsan TV & Amina […]

Inna subag baa dilay, inta kalena saxariir

Cinwaanka kor ku xusan ma cusba, oo hore ayaan u qoray maqaal uu hordhac u yahay, wuxuuna ku soo baxay maqaalkaasi wargeyskii QARAN PRESS oo Muqdisho lagu daabici jiray waayadii dagaallada sokeeye ay halakeeyeen magalaada iyo dadkeedaba,kaasoo ay ku loolamayeen hogaamiye kooxeedyo kursiga u hamuun qaba. Xilligaas waxaan […]

Dabagale (Stalker) Sheeko Gaaban

Qeybta 1-aad: Waxeey dhameysay shaqadeedii maalmeed, waana xiligii ay rawixi lahayd, laakiin Suubban waxeey go’aansatay in ay sugto saaxiibteed Trudy oo ay Isla raacaan tareenka si ay xaafadahooda oo isku dhow u Aadan. Waa wax ka dhaxeeyo, labadooda in midiba tan kale sugto haddii ay shaqada ka hor […]

Hogaamiye lagu hungoobay

Sabti, 15th December, 2018 (Madasha Kulmiye) Nairobi- Ma waxaan ku moodnay mise waxaad noqotay! Mudane Maxamed cabdullahi Farmajo wakhtigii yaraa ee uu ra’isul wasaaraha Somaliya  ahaa waxaa uu muujiyey ifaafalo dowladnimo waa halkii ay iskala jaanqaadeen muwaadiniinta soomaaliyeed ee u oomanaa magaca iyo metelaada dowladnimo ,oo ay in […]

Maydhane

Murti & Wisdom والحكمة

WCCO | CBS Minnesota

News, Sports, Weather, Traffic, and the Best of Minnesota, and the Twin Cities of Minneapolis-St. Paul.

urbanarchiver

My O_o @ Techs, Food, Travels, Cars, Fashion...A Diary, A Photoblog whatever....

Temporarily Lost

I'd rather regret something that I'd done than something I was too afraid to do.

Classroom as Microcosm

Siobhan Curious Says: Teachers are People Too

NewsFeed

Breaking news and updates from Time.com. News pictures, video, Twitter trends.

Lee Rentz Photography Weblog

A weblog of the travels and adventures of photographer Lee Rentz

Heather Christena Schmidt

I like my dogs. My kids? Not so much.

krista and jess

us two and our motley crew

Sweet And Crumby

Baking, a Love Story

The Pescetarian and the Pig

Vegetarian and Seafood Recipes

Studio Mothers: Life & Art

Meet your creative goals

jerry-mahoney.com

Author, ranter, dad

Doodlemum

a day in the life of my sketchbook...