5000 (shank un oo giniga istarliinka ah) ayaa lagu ganaaxayaa cidii dibadda u aadda tamashle, waa sharci cusub oo ka hir geli doona, dalkan Boqortooyooyinka Midoobay ee UK todobaadka soo socda. Sharuucda xakameynta ayaa kolba isbadel lagu sameynayey see loola tacaalo xanuunka dunida oo dhan aafeeyey ee Coronavirus. In dibadda […]
Category: HOME
Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy oo xabsi lagu xukumay:
1st of March, 2021-(AP)- Nicolas Sarkozy ayaa dacwad lagu qaaday lagu helay, in uu musuq ku kacay intii uu xilka haayey, waxaana maxkamad dalkaasi ku taala ku xukuntay xabsi. Sarkozy oo dalka Faransiiska madaxweyne ka ahaa, intii u dhaxeysay sanadkii 2007-dii ilaa iyo 2012-kii ayaa lagu helay in uu xaakin […]
Fowduu ku bilowday, farsama-xumaa ugu darsantay, fajacna waa ku dhamaaday.
Caawa fiidkii waxan ka qeybgalay, kullan aaladda ZOOM-ka lagu qabtay oo ay ka soo qeybgaleen dad aad u farabadan, kulankan ayaan hadaan daacad hadlo wuxuu aniga ii ahaa kulan ZOOM lagu qabto kii ugu liitay, hadana ugu yaabka badnaa. Bal qabsoo waxaan ka war helay jirataanka kulanka, markii aan ku […]
Qofkii ugu horeeyey oo lagu muday talaalka ASTRANACE ee Oxford soo saartay.
BIRMINGHAM (AM) ISIIN, 4th of Jan.2021: Brain Pinker oo 82-jir ah ayaa noqoday qofka ugu horeeya ee lagu mudo ama qaata, talaalka cusub ee Carona virus ee ay soo saareen kooxda Oxford ee ASTRAZENACA oo saakay uu ku qaatay Oxford |Universty Hospital NHS FOundation trust. Waaxda caafimaadka ee UK, ee […]
Xaaladii ugu dambeeysay ee Muqdisho.
(Mogadishu) 12th of june, 2020 (aminawehelie.me)-Intabadan Golaha wasiirada ayaa ka hor-yimid codsi kaga yimid agaasimaha heyadda sirdoonka qaranka ee NISA, Fahad yaasiin Xaaji Daahir, codsigaas oo ahaa, inay is casilaan si culays siyaasadeed loo saaro Ra’iisulwasaare Xasan Cali Khayre. Wasiirada badankood ayaa taageersan siyaasada Rwasaaraha ee ah in dalka laga […]
Dhammaan iskuullada UK oo la wada xirayo
Arbaco, 18th of March, 2020-UK- Dowladda Ingriiska ayaa amar ku bixisay in dhamaanba iskuullada dalkeeda albaabada loo laabo laga bilaabo maalinta Jimcaha ah ee bishu tahay 20. Ra’iisulwasaaraha UK Boris Johnson aya ashaaca ka qaaday in dowladiisu ay qaadeyso tallaabooyin muhiim u ah sidii loo xakameyn lahaa xanuunka CaronaVirus, COVID-19, […]
sideed xildhibaan oo Soomaalida Keenya ah oo lagu xiray garoonka Wilson ee Nayroobi
1st March, 2020-(Nairobi)- Sideed xildhibaan oo laga soo doortay magaalooyinka Wajeer iyo Mandheera ee dhulka Soomaaliyeed ee Keenya heysato ka tirsan, ayaa lagu xiray gegida diyaaradaha Wilson ee magaalada Nayroobi. Xarigga xildhibaanadaan ayaa loo sababeeyey in ay u dhoofayeen Muqdisho, caasimada Soomaaliyada halkaas oo ah ku martigeliyeen saraakiil ka tirsan, […]
Nin Ciraaq u dhashay, oo loo heysto geerida ka badan 350 qof magangelyo doonayaal ah.
SABTI, October 19th 2019 (AMW) Booliska federaalka Awstareeliya, ayaa shaaca ka qaaday in eey xireen nin u dhashay dalka Ciraaq oo lagu tuhunsan yahay in uu ku lugyeeshay, geerida dad magangelyo doon ahaa. Sanadkii 2001-dii, ayaa dad ka badan 350 qof oo badankood ka yimid dalalka, Ciraaq iyo Afgaanistaan, si […]
Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay Cumar Filish Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Madaxweynaha ayaa faray Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka in uu sii dhammeystiro qorshayaashii horumarineed iyo waxqabadkii muuqday ee Guddoomiyihii hore, Alle ha u naxariistee, Shahiid Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow). […]
Eiffel Tower oo dalxiiskii laga joojiye ka dib markii nin dhakada ka koray.
Eiffel Tower oo ah taalada dheer ee ku taala magaalada Paris ee dalka faransiiska ayaa gebi ahaanba shaqadeedii hakad la geliyey ka dib markii nin oo dusha sare uga baxay. Taaladan oo ah goob loo dalxiis tago dhirirkeeduna yahay 1000 Dhudhun (1000 Ft), ayaa mar qura lagu baraarugay, nin dhakada […]