Isniin, 5th of April, 2021 (AminaWehelie.Me): Raisulwasaaraha Britian Boris Johnson, ayaa shaaca ka qaaday goorta la furayo, dukaamanka aan daruuriga ahayn ee wadanka. Tan iyo sanadkii hore ayaa Uk waxaa saarneyd, xayiraad lagu soo rogay oo dhinaca isu socotka dadweynaha ah, tasoo ah dadaal lagu doonayo in la […]
5000 (shank un oo giniga istarliinka ah) ayaa lagu ganaaxayaa cidii dibadda u aadda tamashle, waa sharci cusub oo ka hir geli doona, dalkan Boqortooyooyinka Midoobay ee UK todobaadka soo socda. Sharuucda xakameynta ayaa kolba isbadel lagu sameynayey see loola tacaalo xanuunka dunida oo dhan aafeeyey ee Coronavirus. […]
1st of March, 2021-(AP)- Nicolas Sarkozy ayaa dacwad lagu qaaday lagu helay, in uu musuq ku kacay intii uu xilka haayey, waxaana maxkamad dalkaasi ku taala ku xukuntay xabsi. Sarkozy oo dalka Faransiiska madaxweyne ka ahaa, intii u dhaxeysay sanadkii 2007-dii ilaa iyo 2012-kii ayaa lagu helay in […]
Sabti-6th of Feb, 2021 (London)-Qof ayaa qudh-baxay, laba kalena weey liitaan ka dib markii muddo laba saacadood gudahood ah 10 qof lagu midiyeeyey koofurta London. Weerarka ayaa ka dhacay xalayto fiidkii, abbarihii 8:08 pm Wisbeach Road, Croydon, Koofurta London, UK. Dadka la midiyeeyey oo dhamaantood rag ah da’dooduna […]
War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga sare ee Madasha qurbo-joogta mudullood ayaa lagu faahfaahiyey, maqaamka ay u taagan yihiin iyo howlaha ay qabtaan, madasha Qurbo-joogta Muddullood ee magacoodu yahay Muqdisho Principle, ka dib markeey muddo sanad ah wadeen howlo fara badan oo kala duwan. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay, waxqabadka […]
BIRMINGHAM (AM) ISIIN, 4th of Jan.2021: Brain Pinker oo 82-jir ah ayaa noqoday qofka ugu horeeya ee lagu mudo ama qaata, talaalka cusub ee Carona virus ee ay soo saareen kooxda Oxford ee ASTRAZENACA oo saakay uu ku qaatay Oxford |Universty Hospital NHS FOundation trust. Waaxda caafimaadka ee […]
Gabdha yar ee jisha filimada qosolka leh ee Mark Angel, Emmanuella Samuel, ayaa guri weyn oo qurux badan u dhistay hooyadeed. Emmanuella Samuel, oo ku dhalatay 22-kii July ee sanadkii 2010-kii, magaalada Port Harcourt, ee dalka Nigeria, ayaa mar qur ah qabsatay indhaha caalamka ka dib markeey ka […]
17th November, 2020 (Talaado)-AminaWehelie.com- Xooghayaha Caafimaadka ee Biritan, ayaa tibaaxay, in la sii dheereyn karo waqtiga gobolka England uu ku jirayo xayiraadda, looga gol leeyahay in lagu dhimo, faafista xanuunka Coronavirus. Iminka ayaa waxaa saaran gobolka England ee wadanka UK, xayiraad ku eg 2-da Disember, hase yeeshee Matt […]
Wararka ka imaanaya Muqdisho, caasimadda Soomaaliya ayaa ku soo waramaya in qarax ka dhacay, meel u dhow iskuulo Boliidsiya oo hadda loo badalay magaciisa, Dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye. Booiska Soomaaliya ayaa xqiijinaya in qaraxu geystay dhimasho iyo dhaawac, hase yeeshee tirada dhan walba weli sugna. Mala […]