Advertisements WAR-13/05/2022-Qudus (Jerusalem-Ciidmada Israaiil ayaa budh ku tumay, dad siday naxashka Shireen Abu Akleh oo ahayd gabadh wariye ahayd oo ay toogteen todobaadkaan horaantiisii, askarta Israaiil ayaa xoog u isticmaalay iyagoo isku dayaaya in eey kala diraan dad buxiyey inta ishu ku wareer gooydo oo isugu soo baxay, aaska gabadha. […]
Category: NEWS
Madaxweynihii dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, oo geeriyooday.
Advertisements (WAR)13/05/2022-Dubai UAE-Waxaa goor dhow geeriyooday, madaxweynihii dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, Sheekh Khalifa Bin Zayed Al-Nahyan. Sheekh Khalifa oo ahaa 73-jir, waxaa geeridiisa shaaca ka qaaday, madaxtooyada UAE, waxeeyna ku dhawaaqeen, 40 maalmood oo loo baroor-diiqayo geerida madaxweynaha, calanka wadankana hoos loo dajinayo, halka shaqaalaha dowladda iyo kuwa shirkadaha gaarka […]
UK ayaa qorsheyneysa in ay dhinto shaqaalaha dowladda u shaqeeya:
Advertisements (WAR)-13/05/2022-UK- Dowladda isutagga boqortooyooyinka midoobay 9UK) ayaa la timid qorshe ku aadan, in ay dhinto shaqaalaha dowladda u shaqeeya. Talaabadaan ayaa ka dambeysay, markii raisulwasaare Boris Johnson aad farta loogu fiiqay, in aanu xil badan iska saarin, wax ka qabashada maciishada iyo qiimaha nolosha dalka UK oo aad sare […]
Priti Patel difaacday qorshaha UK ay qaxootiga ku geyneyso Ruwanda:
Advertisements (WAR) Isniin-18/04/2022-SETV- Xooghayahay arrimaha Gudaha ee Britian Priti Patel ayaa si adag u difaacday, go’aanka dowladeeda Britain, ku geyneyso qaxootiga doomaha iyo gawaarida xamuulka ku yimaadda UK, dalka Ruwanda, oo todobaadkii hore ay soo saxiixday. Patel ayaa weeydiistay edeeyayayaasha ka soo horjeestay qorshaha UK, bal in eey soo bandhigaan […]
Doorashada Faransiiska oo looga baqayo in ay si lama filaan ah ku guuleysato Le Pen:
Advertisements (WAR) Sabti 16/04/2022-France- Doorashooyinka Faransiiska oo ay ilaa iyo iminka aftida la qaaday aad isugu dhow yihiin, labada musharax ee kala ah, madaxweynaha hadda talada haya ee Emmanuel Macron, iyo haweeneeyda ka tirsan xisbiga dhanka midig u janjeera, ee Mariana Le Pen ayaa laga cabsi qabaa in ay si […]
Ku dhowaad 1000 ganacsato ah ayaa dib u bilaabay ganacsigoodii:
Advertisements (WAR) Sabti-16/04/2022-Somaliland- Madaxwenaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay, in 988 ganacsade oo ka mid ah ganacsatadii hantidoodu ku gubtay, suqa weyn ee Waheen ee magaaladda Hargeysa, ay maanta dib u bilaabeen, ganacsigooda. Madaxwene Biixi ayaa sheegay in ganacsadayaashaani yihiin, dadkii ay ka gubatay, hanti […]
UN: Heshiiska qaxootiga ee dhex maray UK iyo Ruwanda lama aqbali karo:
Advertisements (WAR) Sabti 16/04/2022: Jamciyadda Quruumaha ka Dhaxeeysa ayaa si cad u sheegtay, in heshiiska dhex maray dowladaha UK iyo Ruwanda, uu yahay mid sharci-darro ku ah, heshiiska qaxootiga ee dunidu wada gaadhay. Todobaadkaan ayeey Priti Patel, xooghayaha arrimaha gudaha ee UK, heshiis la saxiixday dalka Ruwanda, kaasoo dhigaya in […]
Cali Xarbi Cali oo lagu helay in uu dambiile yahay:
Advertisements (WAR)-Isniin 11/04/2022- Cali Xarbi Cali oo ah wiil dhalinyaro ah oo asalkiisu Soomaali yahay hase yeeshee heysta dhalashada Biritan, ayaa lagu helay in uu dambiile ku yahay, dilka xildhibaan ka tirsanaa xisbiga Conservative-ka ee talada Britian haya. Cali oo 26-jir ah, ayaa dilay Mudane Sir David Amess, isagoo u […]
Covid-19 oo si la yaab leh ugu sii fidaya UK:
Advertisements (WAR) Talaado 29/03/2022-United Kingdom-Viruska Covid-19 oo keena xanuunka Coronavirus ayaa si xowli ah ugu fidaya UK, diiwaanka lagu keydiyo dadka xanuunka qaada ayaa caga-cageynaya ku dhowaan afar milyan oo bar qof in uu xanuunku ku dhacay. Mar aan dheereyn beey ahayd goortii la xayuubiyey, dhamaanba xayiraadihii la soo rogay […]
Xildhibaanad Amina Maxamed Cabdi oo qarax lagu dilay:
Advertisements (WAR)- Arbaco-23/03/2022-Qarax weyn oo lagu weeraray magaaladda Baletweyne Caawa fiidkii, ayaa lagu qaarijiyey XIldhibaanad caan ah oo ka tirsan maamulgoboleedka Hirshabeele. Xildhibaanad Amina Maxamed Cabdi ,oo ka tirsanayd baarlamaanka cusub ee iminka la soo doortay, horeyna u ahayd Xildhibaanad ayaa ku geeriyootay, qaraxa uu qof isa soo miidaamiyey uu […]