(WAR) 22/02/2022-Talaado-Shirkada wayn ee Facebook ayaa khasaartay 500 oo bilyan tan iyo intii ay magaca badalatay, facebook ayaa dabayaaqadii sanadkii hote ee 2021-ka ka dhigtay magaceeda META. Khasaaraha ugu badani wuxuu kaga yimid shirkadda TikTok oo ay kaga guureen inta badan, macaamiishii facebook isticmaaliyey. waxaa laga joogaa shan bilood tan […]
Category: NEWS
Queen Elizabeth oo Carone ku dhacay:
(WAR)-Axad, 20/02/2022-London: Boqoradda Ingriiska Queen Elizabeth ayaa waxaa laga helay xanuunka Cronavirus, sida lagu sheegay war ka soo baxay aqalka boqortooyada Ingriiska. Arrintan ayaa timid, ka dib markii wiilkeeda Prince Charles laga helay xanuunka Caronavirus, waxaana warbixintu intaa ku dartay, in aaneey xanuunkeedu waaleyn oo ay dareemeyso astaamo sardhaban ah, […]
Abwaan/Mullaxamiiste Cabdikariin Faarax Qaarey (Jiir) oo Muqdisho ku geeriyooday
Axad, 13th of Febraayo, 2022 (Muqdisho) Waxaa goordhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho, ee caasimadda Soomaaliya, allaha u naxariistee, abwaankii ku caan-baxay luuq-curinta heesaha ugu badan ee Soomaaliyeed, Cabdikariin Faarax Qaareey oo lagu naaseeysi jiray (Cabikariin Jiir). Marxuum Jiir oo muddooyinkii ugu dambeeyay xanuun uu la dhul-jiifo uu haayey ayaa saakayto […]
Watchdog: booliska Metropolitan weey ceeboobeen.
(WAR)-01/02/2022-Talaado-London:- Baaritaan ay sameysay heyadda dusha-kala-socota heyadaha dowliga ah ee WATCHDOG ayeey ku sheegtay in ay ku kaceen falal qeyru-masuulnimo ah, qaar ka mid ah ciidanka booliska Britian ee Metropolitan-ku, falalkaas oo isugu jira: KUFSI-KU-HANJABID, KAFTAN-DHABLE GURRACAN OO KA DHAN AH DADKA YAHUUDDA AH, CUNSURINIMMO, CAY IYO KU TIIQTIIQSI KU […]
Mogadishu: A suicide bomber targeted Somalia government spokesman
Somalia’s government spokesperson Mohamed Ibrahim Moalimuu. was wounded in an explosion in the capital of Somalia, Mogadishu. A suspected suicide bomber attacked in person the Spokesman’s car of his house, state-run media and many other private-owned media’s reported. Witnesses at the scene of the blast on Sunday, reported seeing body […]
Bangi si kam ah ku bixiyey 130Milyan:
(WAR)-31/12/2021-Jimco-AminaWehelie.Me- Tobonnaano kun oo qof oo macmiil la ah bangiga Santander iyo baanan kaleba, ayaa dhowaan ku soo toosay, lacag aaneey fileyn oo ku jirta qasnadahooda, ka dib markii bangiga Santander uu si aan ula kac ahayn, ugu qeybiyey lacago. 75,000 oo qasnadood ayuu bangigu ku xawilay adduun gaaraya 130 […]
nooc cusub ee covid ah ayaa soo gaaray Yurub:
(War)-26/11/2021-Jimco-AminaWehelie.Me- Nooca covid 19 ee loo baxshay NU ayaa soo gaaray Yurub, waxaana laga helay qofkii ugu horeeyey oo ku nool dalka Belgium-ka. Shaybaarka kulliyadda Leuven ayaa heshay nooca NU ee tirsigiisa shaybaar laga dhigay B.1.1.592, ka dib markii 22-kii bishaan November gabar dhaliyaro ah oo aan talaalneynin laga helay. […]
Facebook oo shaaca ka qaaday magaciisa cusub:
(WAR)-28/09/2021-Khamiis: AminaWehelie.Me- Mulkiilaha facebook Mark Zuckerberg,ayaa xilli dhow, muqaal toos ah oo uu ka soo tabinayey barta uu ku leeyahay facebook oo soconayey saacad ka badan wuxuu shaaca kaga qaaday in magaca cusub ee uu yeelanayo FACEBOOK in uu noqonayo META. Aasaasaha isla markaasna ah madaxa shirkada Facebook Mark Zuckerberg […]
Breaking News: Ali Harbi Ali Charged by the Police.
Ali Harbi Ali, 25 years Old British national with Somali Heritage, Charged with Murder of MP Sir David Amess and preparation of terrorist acts. Fellow us More. AminaWehelie.Me