1st of March, 2021-(AP)- Nicolas Sarkozy ayaa dacwad lagu qaaday lagu helay, in uu musuq ku kacay intii uu xilka haayey, waxaana maxkamad dalkaasi ku taala ku xukuntay xabsi. Sarkozy oo dalka Faransiiska madaxweyne ka ahaa, intii u dhaxeysay sanadkii 2007-dii ilaa iyo 2012-kii ayaa lagu helay in uu xaakin […]
Category: NEWS
10 qof ayaa lagu midiyeeyey koofurta London
Sabti-6th of Feb, 2021 (London)-Qof ayaa qudh-baxay, laba kalena weey liitaan ka dib markii muddo laba saacadood gudahood ah 10 qof lagu midiyeeyey koofurta London. Weerarka ayaa ka dhacay xalayto fiidkii, abbarihii 8:08 pm Wisbeach Road, Croydon, Koofurta London, UK. Dadka la midiyeeyey oo dhamaantood rag ah da’dooduna ay wada […]
Qofkii ugu horeeyey oo lagu muday talaalka ASTRANACE ee Oxford soo saartay.
BIRMINGHAM (AM) ISIIN, 4th of Jan.2021: Brain Pinker oo 82-jir ah ayaa noqoday qofka ugu horeeya ee lagu mudo ama qaata, talaalka cusub ee Carona virus ee ay soo saareen kooxda Oxford ee ASTRAZENACA oo saakay uu ku qaatay Oxford |Universty Hospital NHS FOundation trust. Waaxda caafimaadka ee UK, ee […]
Gabadha yar ee ka qoslisada ah ee reer Nigeria Emmanuella oo guri u dhistay hooyadeed
Gabdha yar ee jisha filimada qosolka leh ee Mark Angel, Emmanuella Samuel, ayaa guri weyn oo qurux badan u dhistay hooyadeed. Emmanuella Samuel, oo ku dhalatay 22-kii July ee sanadkii 2010-kii, magaalada Port Harcourt, ee dalka Nigeria, ayaa mar qur ah qabsatay indhaha caalamka ka dib markeey ka soo muuqatay, […]
Qarax ka dhacay Muqdisho
Wararka ka imaanaya Muqdisho, caasimadda Soomaaliya ayaa ku soo waramaya in qarax ka dhacay, meel u dhow iskuulo Boliidsiya oo hadda loo badalay magaciisa, Dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye. Booiska Soomaaliya ayaa xqiijinaya in qaraxu geystay dhimasho iyo dhaawac, hase yeeshee tirada dhan walba weli sugna. Mala hubo ilaa […]
Xaaladii ugu dambeeysay ee Muqdisho.
(Mogadishu) 12th of june, 2020 (aminawehelie.me)-Intabadan Golaha wasiirada ayaa ka hor-yimid codsi kaga yimid agaasimaha heyadda sirdoonka qaranka ee NISA, Fahad yaasiin Xaaji Daahir, codsigaas oo ahaa, inay is casilaan si culays siyaasadeed loo saaro Ra’iisulwasaare Xasan Cali Khayre. Wasiirada badankood ayaa taageersan siyaasada Rwasaaraha ee ah in dalka laga […]
Dhammaan iskuullada UK oo la wada xirayo
Arbaco, 18th of March, 2020-UK- Dowladda Ingriiska ayaa amar ku bixisay in dhamaanba iskuullada dalkeeda albaabada loo laabo laga bilaabo maalinta Jimcaha ah ee bishu tahay 20. Ra’iisulwasaaraha UK Boris Johnson aya ashaaca ka qaaday in dowladiisu ay qaadeyso tallaabooyin muhiim u ah sidii loo xakameyn lahaa xanuunka CaronaVirus, COVID-19, […]
sideed xildhibaan oo Soomaalida Keenya ah oo lagu xiray garoonka Wilson ee Nayroobi
1st March, 2020-(Nairobi)- Sideed xildhibaan oo laga soo doortay magaalooyinka Wajeer iyo Mandheera ee dhulka Soomaaliyeed ee Keenya heysato ka tirsan, ayaa lagu xiray gegida diyaaradaha Wilson ee magaalada Nayroobi. Xarigga xildhibaanadaan ayaa loo sababeeyey in ay u dhoofayeen Muqdisho, caasimada Soomaaliyada halkaas oo ah ku martigeliyeen saraakiil ka tirsan, […]
39 qof oo meyd ah oo kunteener laga dhex helay
Arbaco, 23th October, 2019 – AMW- 39 qof oo meyd ah ayaa laga dhex helay gaari weyni oo nooca xamuulka ah oo kunteenerada jiida, goob baabuurta xamuulka la dhigo oo ku taal gobolka Essex ee dalka Britian. Booliska ayaa u yeeray gawaarida xaaladaha degdeg ah la tacaala, saacadu markeey ahayd […]
Suxufi reer Kurdistan ah, xaaskiisa iyo wiil yar oo ay dhaleen oo geeriyooday.
Sabti, October, 19th 2019 (AMW)- Booliska Kuridstan ayaa sheegaya in Arbacadii la helay, meydka Suxufi caan ahaa, xaaskiisa iyo inan yar oo ay dhaleen. Madaxa booliska Suleymaaniya, oo markii hore sheegay in geeridu ahayd dil, ayaa hadda shir jaraa’id oo ay qabteen ku sheegay in ay waayeen cadeymo dhab ah […]