BANGI HADAAN LAHAAN LAA!!! WAA GEERAAR CUSUB OO LOO HIBEEYEY DADKA DUNIDA KU NOOL EE FUQURADA AH GAAR AHAAN DADKEENA SOOMALIYEED, ISAGOO INGLISH VERSION AH WUXUU KU SOO BAXAYAA DHOWAAN BOGAG CAALAMI AH, KANNA WAA QEYBTII GEERAARKA EE SOOMALI AH, KA BOGASHO WACAN. BY: AMINA MUSSA WEHELIE BANGI […]
HOOYO WAA KARAANTIIL!!! (GEERAAR CUSUB) Ka dib markii wadankeena Soomaliya xor ahaa 52 sano waxaa raggeenii aan aaminay ilaahii ina abuurtayna nooga dhigay WALIGA, ay nagu hogaamiyeen hoggaan dheer oo bahalo galeen ah, waxeey na badeen kuwii masuuliyadeenna eebbe u dhiibay, nalooguna sheegay in aan u hoggaansano , […]
MAAN-DAAR ( GEERAAR CUSUB) Waxaa qortay: Amina Mussa Wehelie. Mid anoo heli kara, maxaa mid kale ii dhiibay? midnimo anoo heli kara, maxaa muruqa ii laabay? anoo wanaagii muhan kara, maxaa xumaha ii miisay? madmadoow anoo dhaqi kara, maxaa usakaga ii miiray? […]