Coronavirus Brazilian variant oo lix qof laga helay UK
Isniin-1st of March, 2021 (UK) qof baa la baadigoobayaa, lagu tuhunsan yahay in uu qabo xanuunka coronavirus noociisa “Brazilian Variant” ka dib markii lix qof oo kale laga helay noocaasi. Brazilian Variant, ayaa ah nooc ka mid ah noocyada khatarta ah ee xanuunku u kala qeybsamay, ka dib […]