Amina Rights School: Noocyadda handadaadda iyo qaababka loo adeegsado.
Waxaa aad u soo badanaya kooxo qaabeysan oo bulshada Soomaaliyeed siiba dumarka ku handadda Baraha bulshada, hadaba faham noocyada hanadaadda (Bullying-ka) iyo qaababka ay kooxahaasi adeegsadaan (The Methods they use).