Fadhi-ku-dirir: HEES CUSUB Waxaa qortay: Amina Muuse Weheliye Kooris: Dubad Shaaha soo daji, Daangadana inoo keen, Sheekada durdurinee…. 1: Horta waan ku dawaqee, Maxaa leeysu dilayaa? Yaa dulmiga inoo wada? Yaase diinta baylahay? Kumaa daqarka jeexay? Keese wada danteenoo? Aan ku daba dugaalnaa? 2: […]
TOWBO: Geeraar cusub, waxaa qortay: Amina Mussa Wehelie
TALO WAA TII ILAAH, ADDUUNYO WAA TALAN TAALI, NINA TII HELI MAAYEE, MARKEEY TOOSIBA WEEYDO, TALLANBAABWI HALLOWDO, ADIGU TAADA KU TOOS, TOWBEEYSOO KU ARUUR, ILAAHEY TALA SAARO, QALDAADKANA TOOSI, INTII ISHAADU TUSTAANA, TUBTA TOOSAN KU AADDI, HA TAHLUUKIN NAFTAADA, TABANTAABO LA DOON, TUB KASTOO AD MARTAANA, TAXADIRKAAGA LAHOOW, TOWBADA U […]