Dabagale (Stalker) Sheeko Gaaban

Qeybta 1-aad: Waxeey dhameysay shaqadeedii maalmeed, waana xiligii ay rawixi lahayd, laakiin Suubban waxeey go’aansatay in ay sugto saaxiibteed Trudy oo ay Isla raacaan tareenka si ay xaafadahooda oo isku dhow u Aadan. Waa wax ka dhaxeeyo, labadooda in midiba tan kale sugto haddii ay shaqada ka hor […]

Hogaamiye lagu hungoobay

Sabti, 15th December, 2018 (Madasha Kulmiye) Nairobi- Ma waxaan ku moodnay mise waxaad noqotay! Mudane Maxamed cabdullahi Farmajo wakhtigii yaraa ee uu ra’isul wasaaraha Somaliya  ahaa waxaa uu muujiyey ifaafalo dowladnimo waa halkii ay iskala jaanqaadeen muwaadiniinta soomaaliyeed ee u oomanaa magaca iyo metelaada dowladnimo ,oo ay in […]

Ra’iisulwasaare Kheyre oo mar kale faanay

Sabti, 15th December, (Mogadishu)- Raisulwasaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa mar kale jeediyey khudbad isugu jirta faan iyo hanjabaad dadban oo uu ku jeedinayo, xildhibaano dhowaan motion ka keenay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Diirshe (Farmaajo). Ra’isulwasaare Kheyre oo aalaba khudbadihiisu isku wada egyihiin, […]

Amisom oo beenisay in ey xirtay Mukhtaar Rooboow

Sabti, 15th December, (AminaWehelie)- Amisom ayaa beenisay in ay ciidammo magacooda ku shaqeynaya xireen, mid ka mid ah u-tartamaayaasha madaxtinnimada dolwad-goboleedka Koofur Galbeed ee Soomaaliya,  Mukhtaar Rooboow (Abuu-Mansuur). Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna, madaxa howlgallada Amisom ee Soomaaliya, Francisco Caetano Jose Maderia, oo […]

Breaking Now

Prominent and senior journalist who is the Chairman Of Human Rights Journalist (HRJ) Ismail Sheikh Khaliif’s has been severely injured in explosive device fitted into his car, Mogadishu the capital of Somalia. Source: Mohammed Ibraahim Mo’alimuu, NUSOJ, Somalia. https://Amina Wehelie.me

Maydhane

Murti & Wisdom والحكمة

WCCO | CBS Minnesota

News, Sports, Weather, Traffic, and the Best of Minnesota, and the Twin Cities of Minneapolis-St. Paul.

urbanarchiver

My O_o @ Techs, Food, Travels, Cars, Fashion...A Diary, A Photoblog whatever....

Temporarily Lost

I'd rather regret something that I'd done than something I was too afraid to do.

Classroom as Microcosm

Siobhan Curious Says: Teachers are People Too

NewsFeed

Breaking news and updates from Time.com. News pictures, video, Twitter trends.

Lee Rentz Photography Weblog

A weblog of the travels and adventures of photographer Lee Rentz

Heather Christena Schmidt

I like my dogs. My kids? Not so much.

krista and jess

us two and our motley crew

Sweet And Crumby

Baking, a Love Story

The Pescetarian and the Pig

Vegetarian and Seafood Recipes

Studio Mothers: Life & Art

Meet your creative goals

jerry-mahoney.com

Author, ranter, dad

Doodlemum

a day in the life of my sketchbook...