Gobolka Banaadir: dulmanaha gobollada Soomaaliya.

Isniin, November 19th 2018 (AminaWehelie)-Gobolka Banaadir waa gobolka kali ah oo wadanka Soomaaliya caanshuurta ugu badan laga qaado, ku dhowaad 45 milyan oo doolarka Mareykanka (45.000.000 Milyan USD) ayaa sanadkii ka soo xeroota ilaha canshuuran ee gobolka, hase yeeshee waxeey gashaa canshuurtaasi gacanta dowladda federaalka ah, waxna loogama […]

Xasan Sh. Maxamuud oo Kismaayo tagay

Isniin, November 19th, 2018 (AminaWehelie)-Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa diyaarad sidday, cagadhigatay garoonka diyaaraddaha ee magaalada xeebta ah ee Kismaayo, ahna xaruunta maamul-goboleedka Jubaland. Mudane Xasan Sheekh ayaa waxaa garoonka uga hortagay, oo si weyn ugu soo dhoweeyey madaxda ugu […]

Mudane Madaxweyne, Ku mee?

Mudane madaxweyne waxaan kugu salaamayaa salaanta Islaamka ee Asalaamu Calaykum wa raxmatullaahi wa barakaatu, marka xigtana teenii Soomaaliyeed: Sidee tahay? Ma ladan tahay? Waxaan ahay muwaadinnad Soomaliyeed, waxaana gartay in aan warqadaan furan kuu soo marsiiyo warbaahinta, magaceyga la iigu waqlalay waa: Amina Muuse Weheliye, waxaan ku dhashay […]

Masrixii Xamar iyo Marisa Carbone

Fanka iyo masrixiyadda Soomaaliyeed waxuu soo maray marxalado badan oo is daba joog ah, marka laga reebo asaaskii fanaaniintii Waaberi Hargeysa iyo Waaberi Muqdisho iyo kooxihii kale ee faraha badnaa ee ka aasaasmay dalka, waxaa fanku soo jiray tan iyo halgankii gobannimo doonka, waxaana uu ka mid ah […]

Maydhane

Murti & Wisdom والحكمة

WCCO | CBS Minnesota

News, Sports, Weather, Traffic, and the Best of Minnesota, and the Twin Cities of Minneapolis-St. Paul.

urbanarchiver

My O_o @ Techs, Food, Travels, Cars, Fashion...A Diary, A Photoblog whatever....

Temporarily Lost

I'd rather regret something that I'd done than something I was too afraid to do.

Classroom as Microcosm

Siobhan Curious Says: Teachers are People Too

NewsFeed

Breaking news and updates from Time.com. News pictures, video, Twitter trends.

Lee Rentz Photography Weblog

A weblog of the travels and adventures of photographer Lee Rentz

Heather Christena Schmidt

I like my dogs. My kids? Not so much.

krista and jess

us two and our motley crew

Sweet And Crumby

Baking, a Love Story

The Pescetarian and the Pig

Vegetarian and Seafood Recipes

Studio Mothers: Life & Art

Meet your creative goals

jerry-mahoney.com

Author, ranter, dad

Doodlemum

a day in the life of my sketchbook...