Fudeydka Islaamka:
Ad-adkeynta iyo ciriiri ka dhigidda fahamka diinta islaamka ee fudud waa waxa kaliya ee caawinaya kuwa ku shuqlan inay dadka diinta ka fidneeyaan kana dhigaan tacaaliimta islaamka ee tayada sare leh mid aan loo gali karin oo faraha looga gubanayo. Kol kasta oo dad muslimiin ah oo is […]