Ha ka baaqsan in aad bixiso codkaaga
W/Q: Amina Muuse Weheliye Qof walba adduunka halkii eebbe u garto ayuu kaga noolaanayaa, kol eey tahay cirifka waqooyi, dhulweynaha carabta, amase Hawai iyo salka dhulka cusbooleyda ah ee shiinaha. Dunida waxaa ku nool dad halgan ugu jira sidii ay ku heli lahaayeen nidaam ay codkooda ku […]