W/Q: Amina Muuse Weheliye Waxeey ahayd bilowgii bishii Jaanayo sanadkii 2014kii markii ay baraha bulshada la soo geliyey filim (Muuqaal) laga soo duubay gabar yar oo Soomaaliyeed oo qubeysaneysa, muqaalka ayaa u ekaa mid laga soo saawiray dalool suuligu lahaa, gabadha oo aayar iska meyraneysa tuhunna anuu ku […]
David Cameron Rasulwasaarihii Britian ee dhowantaan is casilay ayaa ka guuray guriga dowladda looga arrimiyo ee number 10 Downing Street, wuxuuna u guuray guri kiro ah maadama gurigiisa qura ee uuqabay uu dad kale ka kireeyey intii uu raisulwasaaraha ah ee uu deganaa madaxtooyada.
Originally posted on Somali News Politics Documentaries Music Videos Intertainment:
Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa sheegey in ay ka go’antahay taageeridda dadaallada nabadaynta iyo dib u dhiska Soomaaliya ayagoo dhanka kalena ay sheegtay in weerarada argagixiso ee ay geysanayaan kooxda Al-shabaab aysan qalqal gelin doonin dadaallada ka socda…